quudowso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Wax iimaansasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quudowso

quudowsasho [m.f.dh]
eeg quudowso. ld quudowsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg