quulle
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Miraha geedka jeerinka, lacagaalaha, dheerdheerada, jiiqjiiqlaha iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quulle

jaleefan [m.l]
(bot.) Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg