quuqle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof qayla badan oo hadal aan macne lahayn ku hadla.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quuqle

quuqlayn [m.f.dh]
eeg quuqlee.

quuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Hadal aan macne lahayn ku hadlid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg