quuris
(m.dh)

ld quurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quuris

quurid [m.f.dh]
eeg quur². ld quuris.

quur [m.dh]
1. Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido. 2. Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.

quur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax bixintooda hurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg