quuriwaa
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-aayay, -aayday; -aayi)

1. (f.g) Wax bixintooda niyadda ka soo goyn waayid. 2. (f.mg) U q.: Xaasidnimo awgeed qof wax fiican oo ay haysato la nacbeysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quuriwaa

masayr [m.l]
1. Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay. 2. U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.

masayr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Qof masayr ku beermid. 2. Qof wax haysto u quuriwaayid.

quuriwaayid [m.f.dh]
eeg quuriwaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg