quuriwaayid
(m.f.dh)

eeg quuriwaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quuriwaayid

masayr [m.l]
1. Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay. 2. U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.

masayr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Qof masayr ku beermid. 2. Qof wax haysto u quuriwaayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg