quursasho
(m.f.dh)

eeg quurso. ld quursad, quursi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quursasho

darrow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-raabay, -rowday; -raabi)
1. Wax quursasho. 2. U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw².

liid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid quursasho; yasid.

quursad [m.l]
ld quursasho.

quursi [m.l]
ld quursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg