quursi
(m.l)

ld quursasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quursi

darrow [m.l]
Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.

miirsi [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Quursi. 2. ld miyirsasho.

quursasho [m.f.dh]
eeg quurso. ld quursad, quursi.

xaqir [m.l]
Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.

quur [m.dh]
1. Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido. 2. Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.

quur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax bixintooda hurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg