quurso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Qof xaqirid; yasid. 2. Wax saluugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quurso

quursasho [m.f.dh]
eeg quurso. ld quursad, quursi.

quur [m.dh]
1. Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido. 2. Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.

quur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax bixintooda hurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg