quuruwalle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Xasharaad calaamberiga u eg oo midab cascas leh oo waxyaabaha macmacaan soo raaca.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quuruwalle

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg