quus
(m.l)

ld quusid.

quus
(m.dh)

Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.

quus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Biyo hoos u gelid; muquurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quus

nac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -nici)
1. Rabid la'aan. 2. Is n.: quus iyo rajo la'aan.

ool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay, -ooshay)
1. ld aal 2. Socod, geeddi iwm ka baaqasho. 2. Ka o.: wax helitaankooda ka quusasho.

sabar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bray, -bartay; -bri)
1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².

dayri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay guriga ka cayrin. 2. (f.g) Nin, xaaskiisa, caruurtiisa iwm dhaqaale darrayn. 3. (f.mg) U d.: cid wax ay doonaysay, iyadoo marmarsiinyo been ah loo sheegayo in aan wax loo heli karayn u sheegid.

dayro [m.dh]
1. D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey. 2. ld dayrin.

farabbax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).

farabbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.

gal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
(galay, gashay; geli) 1. (f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid. 2. (f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho. 3. (f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).

gujis [m.l] (-syo, m.dh)
1. Markab dagaal oo quusa. 2. ld gujeyn.

hafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley si uu u harqado biyo quusin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg