quwaaxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Quwaax raadsasho. 2. Dhacaan quwaax mashiiqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quwaaxso

quwaaxsasho [m.f.dh]
eeg quwaaxso.

quwaax [m.l]
Laan, xidid ama jirrid jilicsan oo leh dhacaan macaan oo la mashiiqsan karo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg