quwo
(m.dh)

Xoog; itaal; tabar. ld quwad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quwo

quwad [m.dh] (-do, m.l)
ld quwo.

quwoobid [m.f.dh]
eeg quwow.

quwow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Quwo helid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg