ra'li
(m.l)ld ra'yi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ra'li ↴
ra'li [m.l]
ld ra'yi.
ra'libixi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld ra'yibixi.
ra'libixin [m.dh]
ld ra'yibixin.
ra'liyayn [m.dh]
ld ra'yiyayn.
ra'liyee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
ld ra'yiyee.
ra'yi [m.l]
(aaraa', m.dh) Figradda qof leeyahay ee uu ku cabbiro ujeeddooyin-kiisa. ld ra'li.
ra'yibixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka r.: arrin figrad ka dhiibasho. ld ra'libixi.
ra'yibixin [m.f.dh]
eeg ra'yibixi. ld ra'libixin.
ra'yiyayn [m.f.dh]
eeg ra'yiyee. ld ra'liyayn.
ra'yiyee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
1. (f.g) Arrin mala-awaalid. 2. (f.mg) U r.: cid talo fiican siin. ld ra'liyee.