raacasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg raaco. raaco

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raacasho

ummulraacasho [m.dh]
ld ummulraacid.

dhabar-garaacasho [m.f.dh]
eeg dhabar-garaaco. ld duud-garaacasho.

diraacasho [m.l]
ld diraacsasho.

duud-garaacasho [m.dh]
ld dhabar-garaacasho.

quraacasho [m.f.dh]
eeg quraaco.

shiraacasho [m.f.dh]
eeg shiraaco.

xer [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta. 2. X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg