raacdee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel ka cayrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raacdee

raacdayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raacdee. raacdee

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg