raadguurid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg raadguur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadguurid ↴
raadguur [m.l]
Cirib go'idda wax jiri jiray ay cirib go'aan.
raadguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax jiritaan-kiisa tirtirmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg