raagsasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg raagso. ld raagsad, raagsi, raagsiino, raagsiinyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raagsasho ↴
raagsad [m.l]
ld raagsasho.
raagsi [m.l]
ld raagsasho.
raagsiino [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raagsasho.
raagsiinyo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. ld raagsasho. 2. Daahid badan.
daahso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof ama wax la sugayay raagsasho.
dhararso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax la sugayey raagsasho.
dherer [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
(ray, -rtay) 1. (f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho. 2. (f.mg) Taagnaan; likaysnaan.
dherertoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U dh.: aad u sugid; raagsasho; daahsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg