raandaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax raando lagu simay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raandaysan ↴
raandaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raandaysan. ld raandaysnaansho.
raandays [m.l]
ld raandayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg