raaxaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax raaxo ku jiro ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaxaysan

raaxaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaxaysan. ld raaxaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg