rabaqaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Ratibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur.

rabaqaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

(xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabaqaad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg