rabid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg rab³. ld rabitin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabid

naawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof, wax akhrin isaga oo aan rabid iyo fahmo u hayn.

nac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -nici)
1. Rabid la'aan. 2. Is n.: quus iyo rajo la'aan.

oon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Biyo rabid.

rabitin [m.l]
Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.

damac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-mcay, -macday; -mci)
1. Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid). 2. Wax rabid (cid). Tus. “Waxaan damcay in aan Diinsoor aado.”

doon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay; -ni)
1. Wax rabid. 2. Wax raadin. 3. Gabadh guur laga doonayo reerkooda weydiisasho.

hamuun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uumay, uuntay; -uumi)
. 1. Wax aad u rabid. 2. Cunto aad u rabid.

ilxaax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid. 2. Wax si aad ah u baryid.

jecleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax aad u rabid.

rab [m.l]
Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.

rab [m.dh]
Meel; kob.

rab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax niyadda ka jeclaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg