rable
(m.l)

1. ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa. 2. Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rable

rablayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rablee. ld rable (1).

rablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Labada lugood oo isku duuban oo kol ama ka badan boodid. 2. Timo haween si rable ah u samayn.

qararable [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qaloon diireed oo aan la biifin. ld qararab, qararabdheere.

rableysad [m.l]
ld rableysasho.

rableysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la rableeyay ahaansho (timo haween).

rableysasho [m.f.dh]
eeg rableyso. ld rabley-sad.

rableysnaan [m.f.dh]
eeg rableysan. ld ra-bleysnaansho.

rableysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rableysnaan.

rableyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Gabar timo si rable ah u samaysasho.

rab [m.l]
Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.

rab [m.dh]
Meel; kob.

rab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax niyadda ka jeclaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg