rableyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Gabar timo si rable ah u samaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rableyso

rableysasho [m.f.dh]
eeg rableyso. ld rabley-sad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg