rabshad
(m.dh)

ld rabash¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabshad

rabash [m.l]
Rabsho; fidmo; qulqulad; qas. ld rabshad, rabsho.

rabash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bshay, -bashtay; -bshi)
Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee.

qalalab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Si shanqar iyo buuq leh oo wax isaga dabadhacaan; rabshad.

rabshadayn [m.dh]
ld rabshayn.

rabshadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld rabash².

rabshayn [m.dh]
eeg rabshee. ld rabshadayn, rabshid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg