rabshi
(m.l)

Xaarka shimbiraha oo beeraha lagu bacrimiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabshi ↴

rabshayn [m.dh]
eeg rabshee. ld rabshadayn, rabshid.

rabshid [m.f.dh]
eeg rabash².

sumaaxo [m.dh]
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg