radaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

ld raqad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh radaq

raqad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qday, -qadday; -qdi)
Badar iwm cajiin ka dhigid. ld radaq.

rad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho. 2. Maro muddo biyo ku dhex jirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg