raddi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Markhaati burin. 2. Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raddi

diraddiraale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiroole.

diraddirayn [m.dh]
eeg diraddiree. ld diraddire, diraddiro.

diraddire [m.l]
ld diraddirayn.

diraddiree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Dad wax isaga sheegid si ay u coloobaan.

diraddiro [m.dh]
ld diraddire.

diraddiroole [m.l]
ld diraddiraale.

raddigal [m.l]
Col kayd ah oo marka wax la weerarayo loo kaydiyo difaac ahaan.

raddin [m.f.dh]
eeg raddi. ld raddiyid.

raddiyid [m.dh]
ld raddin.

rad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho. 2. Maro muddo biyo ku dhex jirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg