radeeb
(m.l)

1. R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn. 2. radeebid.

radeeb
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

1. Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh radeeb

radeeban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
1. Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.

radeebid [m.f.dh]
eeg radeeb². ld radeeb¹ (2).

radeebnaan [m.f.dh]
eeg radeeban. ld radeeb-naansho.

radeebnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld radeebnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg