radi
(m.l)

Nooc dhurwaaga ka mid ah oo dadka cuna.

radi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Badar si uu u jilco biya la dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh radi

arradi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof arrad badid.

arradid [m.f.dh]
eeg arrad². ld arrad¹ (2).

arradin [m.f.dh]
eeg arradi.

baradii-ku-noole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
(baay.) Waxa lagu sharxaa noolaha dabeeco ahaan meel ku nool, ee aan la keenin meesha.

biro-dhuleed-alkaliin [m.l]
(kiim.) Curiyayaasha ururka 2aad ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Inkasta oo aanay aad ugu milmin biyaha haddana waxay la sameeyaan iyo beysyo. Waxay dhamaantood ku leeyihiin laba elektaroon heertamarta ugu sarreysa. Waxay sameeyaan ayoonno togan oo xaaladdooda ogsidhayntu tahay II. Biraha ururkani waa: biriliyam (Be), magniisiyam (Mg), kaalsiyam (Ca), istorontiyam (Sr), baariyam (Ba) iyo radiyam (Ra).

iraaradid [m.f.dh]
eeg iraarad².

maqooradid [m.f.dh]
eeg maqoorad². ld maqoorad¹.

marooradillaac [m.l]
ld muraaradillaac¹.

marooradillaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld muraaradillaac².

marooradillaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld muraaradillaaci.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg