radqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld raqdan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh radqan

radqanaan [m.dh]
ld raqdanaan.

radqanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raqdanaan.

raqdan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Badar wax la raqday ahaansho. ld radqan.

raqdanaan [m.f.dh]
eeg raqdan. ld raqda-naansho, radqanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg