radsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Badar, maro iwm wax biyo lala dhigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh radsan

arradsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax arrad hayo ahaansho.

arradsanaan [m.f.dh]
eeg arradsan. ld arradsanaansho.

radsanaan [m.f.dh]
eeg radsan. ld radsa-naansho.

radsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld radsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg