rafaadin
(m.f.dh)

eeg rafaadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafaadin

rafaad [m.l]
Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda.

rafaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nafley, dhib badan la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg