rafaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Nalfey rafaad hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafaadsan

rafaadsanaan [m.f.dh]
eeg rafaadsan. ld ra-faasanaansho.

rafaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rafaadsanaan.

siic [m.l]
1. Dhega-adeyg. 2. Dhib ku jirid; rafaadsanaan. 3. Yasid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg