rafaaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq², rifaaq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafaaji

rafaajin [m.f.dh]
eeg rafaaji. ld rafaaq¹, rafaaqid, rifaaqid.

rafaaq [m.l]
Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin.

rafaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
ld rafaaji.

rafaaqid [m.dh]
ld rafaajin.

rifaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
ld rafaaji.

rifaaqid [m.dh]
ld rafaajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg