rafaajin
(m.f.dh)

eeg rafaaji. ld rafaaq¹, rafaaqid, rifaaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafaajin

rafaaq [m.l]
Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin.

rafaaqid [m.dh]
ld rafaajin.

rifaaqid [m.dh]
ld rafaajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg