rafac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Hawl socotay joojin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafac

rafacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Hawl socotay wax la joojiyey ahaansho.

rafacasho [m.f.dh]
eeg rafaco.

rafacid [m.f.dh]
eeg rafac.

rafacnaan [m.f.dh]
eeg rafacan. ld rafac-naansho.

rafacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rafacnaan.

rafaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
Qalab iwm urursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg