rafacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

Hawl socotay wax la joojiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafacan

rafacnaan [m.f.dh]
eeg rafacan. ld rafac-naansho.

rafac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Hawl socotay joojin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg