rafasho
(m.f.dh)

eeg rafo. ld rafad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafasho

baaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Xoolo naftu ka baxayso rafasho. 2. Ku b.: wax burburin ama baabbi'in. Tus. “Beertii dibi qooqan baa ku baartay”.

harjad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Qof sakaraad hayo rafasho. 2. Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.

rafad [m.l]
ld rafasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg