rafiiqid
(m.f.dh)

eeg rafiiq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rafiiqid

rafiiq [m.l] (-qyo, m.dh)
Saaxiib; waday.

rafiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
La r.: qof la saaxiibid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg