ragaadin
(m.f.dh)

eeg ragaadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ragaadin

ragaad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda. 2. Sallaanka (jaranjarada) meesha cagta la saaro. 3. Bir madax ballaaran, daab leh oo geela cudurrada looga gubo.

ragaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Neef geel ah cagtiisa hoose qodax mudid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg