ragaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Neef geel ah oo ragaaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ragaadsan ↴
ragaadsanaan [m.f.dh]
eeg ragaadsan. ld ragaadsanaansho.
ragaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ragaadsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg