ragac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Taayar, maro, iwm wax karin saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ragac

ragcid [m.f.dh]
eeg ragac.

rag [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Koox dad ah oo lab. 2. R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg