rahman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Hanti curaar ahaan loo dhiibay ahaansho. 2. Arrin ka hadalkeeda dib loo dhigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rahman

rahmanaan [m.f.dh]
eeg rahman. ld rahmanaansho.

rahmanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rahmanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg