rajab
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rajab

naasacelis [m.l] (-syo, m.l)
Maro dumarka naasaha ku xidhaan oo dhexda ku leh laba god oo naasuhu geli karaan, dacalladeeduna ku dhamaadaan biro isa sudimi kara; keeshali; rajabeeto.

micraaj [m.l]
(dii.) Habeenkii Nebi Maxamad (n.k.h.a.) samada loo korsiiyay (27 bisha rajab).

rejen [m.l]
ld rajab.

sabbuux [m.dh]
Sanadka islaamka bishiisa toddoobaad; rajab.

shacbaan [m.dh]
Bilaha dayaxa oo Musliimku tirsado tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; soondheere.

soondheere [m.l]
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; gasyar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg