rakaabsad
(m.l)

ld rakaabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakaabsad

nooli [m.l]
Lacagta baabuurta, maraakiibta, iyo dayaaraduhu ka qaataan dadka iyo xamuulka ay rakaabsadaan. ld nool.

rakaabsasho [m.f.dh]
eeg rakaabso. ld rakaabsad, rakaabsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg