rakaadin
(m.dh)

ld rakaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakaadin

rakaadid [m.f.dh]
eeg rakaad². ld rakaad¹, rakaadin, rakaadis.

rakaad [m.dh]
Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.

rakaad [m.l]
1. Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar. 2. Inta walhasho ee walhade sameeyo muddo hal seken ah. 3. Inta goor ee uu ku dhex dhaco waqdhac ama la fisho in uu ku dhex dhaco koox ama qayb huban.

rakaad [m.dh] (-do, m.l)
(fiis.) Summad f. Dhakhsaha celcelinta dhacdo hable. Tirada meertada ama wareegga hir ama walhasho ama gariir ee halkii seken ayaa lagu tibaaxaa heertiis (wareeg halkii seken). eeg Heertis.

rakaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xoolo biya cabbay mar kale ka dherjin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg