rakaado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aatay, -aadatay)

Xoolo biyo ka kamiin jabiyey mar labaad cabbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakaado

rakaadasho [m.f.dh]
eeg rakaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg