rakibid
(m.f.dh)

eeg rakib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakibid

daab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.

rakib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qalab xubnihiisu kala daadsan yihiin ama isku daadsanyihiin la isku xirxiro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg