rakibo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

Shay xubnihiisu kala daadsan yihiin isku xirxirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakibo

rakibasho [m.f.dh]
eeg rakibo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg